
OGAYSIIS OGAYSIIS Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogeysiinayaa dhammaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanka gelitaanka (Entrance Exam) in la soo dhajiyay natiijooyinkii imtixaanka, isla markaana ay
OGAYSIIS OGAYSIISMachadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogeysiinayaa dhammaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanka gelitaanka (Entrance Exam) in la soo dhajiyay natiijooyinkii imtixaanka, isla markaana ay ka eegan karaan xarunta Machadka.
Sidoo kale, Machadku waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda ku guulaystay imtixaanka.