
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbaras
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsan ee Waxbarashada Jaamacadda, gaar ahaan Kuliyadda Maareynta Khatarta Masiibooyinka iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada. ( Master of Arts in Disaster risk management & climate change adaptation ).
Haddaba, waxaan ku wargelinaynaa dhamaan bahda jecel waxbarashada sare in Machadku soo kordhiyay kuliyado cusub, isla markaana uu sannad-dhigga 2025–2026 Qadanayo arday cusub.

