
Dhammaan shaqaalaha waynaha Machadka Shaqaalaha Dawladdu oo ay igu horeyaan Maamulka sarre waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qoyska,qaraabada ay ka baxday marxuumad AAMINA QALOOMBi Alle ha
Dhammaan shaqaalaha waynaha Machadka Shaqaalaha Dawladdu oo ay igu horeyaan Maamulka sarre waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qoyska,qaraabada ay ka baxday marxuumad AAMINA QALOOMBi Alle hawnaxariisto samir iyo iiman sadiqana Alle hakasiiyo.Sida oo kale, waxa ay sigaara uga tacsiyeynayaan shaqala-waynaha machadku Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawlada Omer-sayid Qalonbi.