OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato isdiiwangalintii heerkiisa kobaad waxa ka hadhay 4 maa

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato isdiiwangalintii heerkiisa kobaad waxa ka hadhay 4 maalmood, hadaba waxaanu u shegayna ardayda iyo bahda kale jecel waxbarashada machadka inad ka faidaysta oo iska diiwaangaliyaan wakhtiga kooban kahaday xidhitaanka.