
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato isdiiwangalintii heerkiisa kobaad waxa ka hadhay 1maal
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato isdiiwangalintii heerkiisa kobaad waxa ka hadhay 1maalin, hadaba waxaanu u shegayna ardayda iyo bahda kale jecel waxbarashada machadka inad ka faidaysta oo iska diiwaangaliyaan wakhtiga kooban kahaday xidhitaanka.