OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan Ardaydii iska diiwan galisay Xaruunta Hargeisa ee Machadka Shaqaalaha Dawladda in La galidoono Maalinta Khamiist

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan Ardaydii iska diiwan galisay Xaruunta Hargeisa ee Machadka Shaqaalaha Dawladda in La galidoono Maalinta Khamiista ee Bishu tahay 24-10-2024 imtixaanki galitaanka jaamacada (ENTRANCE EXAMINATION) ee waxbarashada heerka koobaad kaas oo imtixaanka lagu qadi doono xaruunta hargeisa ee Machadka 6 : 30 subaxnimo,
Hadaba waxaanu ka codsanayna Ardayda Iskadiiwangalisay inay wakhtiga ilaaliyaan malintaa imtixaanka lagalayo.