Agaasimaha Hay'adda Caymiska Qaranka Mudane Abdiraxman Muuse Cabdi
Agaasimaha Hay'adda Caymiska Qaranka Mudane Abdiraxman Muuse Cabdi ayaa waxa uu marti noogu ahaa Machadka Shaqaalaha Dawlada gaar ahaan ardayda dhigata kuliyada xisaabaadka (Accounting) ee qaadata maadada( Risk management and insurance) isaga oo ardeyda la wadaagay dhismaha iyo masuuliyada Hay'adda Caymiska,Xeerarka Caymiska, caqabadaha iyo fursadaha CaymiskaUgu danbeyn machadku wuxu u mahadnaqayaa macalinkii dhigayey maadadaas maxamed ibrahim oo isagu soo agaasimay kulankaas.