
Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda, Mudane Mohamoud Saed Adaad, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Mudane Abdiaziz Hersi Warsame, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddida diyaa
Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda, Mudane Mohamoud Saed Adaad, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Mudane Abdiaziz Hersi Warsame, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddida diyaarinta Imtixaanka Gelitaanka Machadka Shaqaalaha Dawladda ee waxbarashada Heerka Koowaad.Intii kulanka lagu guda jiray, Agaasimaha Fulinta iyo Guddoomiyuhu waxay ku adkeeyeen islamarkaana ku dhaariyeen Guddida ku shuqulka leh diyaarinta Imtixaanka muhiimadda shaqada-weyn ay u leedahay Sumcada Machadka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute CSI) iyo Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission.
