Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Maxamuud Siciid Cadaad ayaa ka qayb-gelay xaflad aay ku qalin-jebinayeen arday dhamaysatay Machadka Xisaabaadka ee ICPAS. Machadaka Shaqaalah

Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Maxamuud Siciid Cadaad ayaa ka qayb-gelay xaflad aay ku qalin-jebinayeen arday dhamaysatay Machadka Xisaabaadka ee ICPAS.
Machadaka Shaqaalaha Dawladda CSI iyo Machadka Xisaabadka ICPAS waxaa ka dhaxeeya xidhiidh wada shaqayneed oo dheer.
Agaasimaha Fulinta CSI ayaa u hambalyeeyay ardayda dhamaysatay barnaamijyadda kala duwan ee xisaabaadka isagoo u balanqaaday bahda ICPAS in aay sii wadidoonaan taageeraddooda.