
Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mohamoud Saed Adaad Oo Uu Weheliyo Agaasimaha Gobolada Bari Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni Ayaa Safar Shaqo Ku Jooga Gobolka Bari Gaar ahaan Gobol
Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mohamoud Saed Adaad Oo Uu Weheliyo Agaasimaha Gobolada Bari Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni Ayaa Safar Shaqo Ku Jooga Gobolka Bari Gaar ahaan Gobolka Sanaag. Agaasimaha Machadka oo dadaalo ugu Jira sidii Machadku uu u gaadhi lahaa dhamaan gobollada dalka isaga oo ka duulaya siyaasadda madaxwaynaha ee ah in adeegyadda dawladda loo sameeyo maamul daadajin.Gobolka Sanaag oo ka mid ah gobollada ay maamulku dedaalka ugu jiraan sidii looga furi lahaa Machadka ayaa ay Maanta kulan la qaatay badhasaabka gobolka Sanaag, iyo kusimaha maayor ka magalada, ahna maayar ku xigeenka degmada Ceerigaabo
-
58831758314871573567431878216938968801731108nView -
58883183714871567334099167017741467550978556nView -
60153349814871567767432454059189972906459102nView -
60022518714871568200765749206948805269928112nView -
60237972914871568834099017539498724742806832nView -
60028750914871569300765634326029633066906338nView -
60186280314871569867432244377513870788219331nView -
6002978631487157066743216583270931458854614nView -
60030076014871571367432096374382346605476188nView -
59828423214871572034098696054931094382551690nView -
60014869414871573067431924141518808848067830nView
