7 Bishii Ogosto 2024, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Public Financial Management , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada d

7 Bishii Ogosto 2024, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Public Financial Management , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qaybqaatay oo dhanaa 30 qof, Tababarkaas oo loogu talo galy waaxayaha Maamulka lacagta ee wasaaradaha iyo hay'addaha 10 ka ah, mudada uu soconayay tababarkaas oo aha 5 cisho.
Ugu danbayn Tababarkaas xidhitaankiisawaxaa kaso qaybgalay isla markana Gudoonsiyay Shahaadooyin Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Maamulka iyo Maaliyada Mudane Mustafe Ahmed iyo agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh,Sida oo kale Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Maxamed Ibrahim