
31.12.2024, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsomay shir kaas oo ay kaso qayb galeen dhamaan shaqaala waynaha machadka oo ag ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadh
31.12.2024, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsomay shir kaas oo ay kaso qayb galeen dhamaan shaqaala waynaha machadka oo ag ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Maamulka iyo maaliyada, ugu horayn Shirkaas waxa warbixin ku saabsan waxqabadkii sannadki tagay 2024 kuso bandhigay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo horumarinta, Dhanka kale Ku xigeenka Agaasimaha Waaxda cududa shaqaalaha ee machadka ayaa kuso bandhigay wakhtiga shaqada iyo shaqaaluhu siday u buuxiyeen wakhtiga shaqada.
Ugu danbayn, kuxigeenka agasimaha fulinta ee maamulka iyo maaliyada ayaa kuga mahad celiyay shaqaalaha sida wanaagsan ay ugu shaqeeyeen iyo inay ilaaliyaan wakhtiga shaqada.