
17, September 2025, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayeen Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqaalaha Dawladd
17, September 2025, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayeen Agaasimaha Guud ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad.Qodobada Shirkaa lagaga wada hadlayay ee lagu dardargalinayay waxa ka mid aha, Gudoomiyaha gudida diyarinaysa xaflada qalinjabinta ahna Kuxigeenka Agaasimaha Guud aya Sharaxay Sida ay u qorsheyeen uguna diyarinaya Ardayda sannadkan 2025 ka qalinjabinaysa Machadka Shaqaalaha Dawladda.
Ugu danbayn, Agaasimaha Guud Machadka ayaa ugu mahadceliyay Gudida diyarinaysay Xafladda Qalinjabita kuna mahadiyay qorsha ay u diyariyeen
