
saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Performance management, Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qaybqaatay oo
saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Performance management, Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qaybqaatay oo dhanaa 32qof waxaana dhamsystay 30kamid ah ,Tababarkaas oo loogu talo galy xafiiska waaxda cududa shaqaalaha ee wasaaradaha iyo hay'addaha 10 ka ah, mudada uu soconayay tababarkaas oo aha 5 cisho.Ugu danbayn Tababarkaas xidhitaankiisawaxaa kaso qaybgalay isla markana Gudoonsiyay Shahaadooyin agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh,Sida oo kale Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Mohamed Yousuf