Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay shirkii agasimayaasha oo ay ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Maamulka i


Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay shirkii agasimayaasha oo ay ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Maamulka iyo maaliyada, ugu horayn Shirkaas waxa lagu so bandhigay waxa u qorshaysan machadka kaas oo ay waxkasta sharaxayeen waxa u qorshaysan sannadkan 2025 iyado lagu egayay qorshahaas afkaar badan waxna layska waydiyay waxna lagu darayay qorshayaasha iyada oo dhinacyo badan laga egayay.
Ugu danbayn, kuxigeenka agasimaha fulinta ee maamulka iyo maaliyada ayaa kuga mahad celiyay agaasimayasha sida wanaagsan ay uso ban dhigeen qorshayaashooda ku aadan sannadkan 2025.





+8


All reactions:
2323