OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doorbidaysa inay wali socoto isdiiwangalintii Machadka heerkiisa labaad iyada oo x

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doorbidaysa inay wali socoto isdiiwangalintii Machadka heerkiisa labaad iyada oo xidhmi doonta 25 bisha December2024,hadaba kuliyadaha uu qadanayo sannadkan Machadka heerkiisa labaad waxa ka mid ah
Heerka labaad (postgraduate)
1) Disaster Risk Management & Sustainable Development
2) Accounting and Finance (new program)
3) Public Financial Management
4) Public Policy
5) Public Sector Management
Hadaba madoonaysa inaad ka midnoqoto ardayda waxkabarata iska diiwangali xaruunta hargaysa inta aanay ka xidhmin.