
Saaka, Hoolka Shirarka ee Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Shirki Agaasimahayasha kaas oo uu ugu horeeyaan kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Mudane Mustafe Ahmed iyo kuxigeenka A
Saaka, Hoolka Shirarka ee Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Shirki Agaasimahayasha kaas oo uu ugu horeeyaan kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Mudane Mustafe Ahmed iyo kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Mudane Abdikadir Kami , ugu horayn ku xigenka Agaasimaha fulinta ee maamulka iyo maliyada aya warbixin kooban kasiyay hawlaha shaqo ee machadka iyo halkay marayaan, dhanka waxbarashada heerkeda labaad, qorshaha ku aadan warbixinta sannad laha ah iyo qimaynta shaqaalaha, ku xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Tacliinta iyo cilmi baadhista ayaa si fahfahiyay waxbarashada heerka labaad iyo halkay wax u marayaan,sida oo kale, Agaasimaha waaxda Maamulka guud aya isna ka waramay hawlaha u yaala ee dhinaca waxbarasha.
Ugu danbayn, kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka maamulka iyo maliyada Ayaa ugu mahad celiyay shaqada adag ay hayaan kuna booriyay inay sii horu mariyaan