Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsomay shir kaas oo ay kaso qayb galeen dhamaan shaqaala waynaha machadka oo ag ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista i

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsomay shir kaas oo ay kaso qayb galeen dhamaan shaqaala waynaha machadka oo ag ugu horeeyaan Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Tacliinta iyo cilmi Baadhista iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Maamulka iyo maaliyada, Shirkaas oo lagaga hadlayay sidii loo dardar galinlahaa hawlaha shaqo iyo diyaarinta warbixinti sannad laha ahaa.