
06.november 2024, Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa si rasmi ah u qabsoomay Xaflad soo dhawayn oo loogu talagaly ardayda cusub ee sannadkan 2024/2025 kaas oo ku saabsanayd jihaynta ardayda (Students
06.november 2024, Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa si rasmi ah u qabsoomay Xaflad soo dhawayn oo loogu talagaly ardayda cusub ee sannadkan 2024/2025 kaas oo ku saabsanayd jihaynta ardayda (Students Oreintation),Halkaas oo ay uga warbixiyeen maamulka oo ugu horeeyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Tacliinta iyo Cilmibaadhista Mac'hadka Mudane Abadikadir Kamil, Agaasimaha waaxda taclinta Mudane Maxamed Hassan iyo hawl-wadeenada Mac'hadka una faah-faahiyeen dhammaan shuruucda iyo hab-raacyada ardayga looga baahanyahay mudada uu Mac'hadka wax kabaranayo.Ugudanbayn, waxa ay ardaydu suaalo ka waydiiyeen shuruucda iyadoo dhanka kale maamulka iyo hawlwadeenada Mac'hadku ka jawaabeen suaalahaas ugana mahadnaqay sida wacan ay ugoo qaybgaleen in ay fahmaan dhammaan ujeedooyinka, hab-raacyada iyo shuruucda lagu hagaayo