Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis................ Machadka Shaqaalaha Dawladdu Waxa uu Ogaysiinaya Dhamaan Ardayda wax ka Dhigta ahna ardayda sannadka saddexaad ee Waxbarashada Heerka koobaad ee Machadka in

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis................
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Waxa uu Ogaysiinaya Dhamaan Ardayda wax ka Dhigta ahna ardayda sannadka saddexaad ee Waxbarashada Heerka koobaad ee Machadka in laydiin soo dhajiyay ciwaanadii aad daraasada ama cilmibaadhista ku samaynayseen isla markaana ad ka eegan karta Xarunta Machadka Civil Service Institute CSI