Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu halkan hambalyo an lasoo kobi karin u dirayaa ardayda uu u diray waxbarashada heerka labaad ee jamacada kuwaas oo shalay ka Qalinjabiy
Machadka Shaqaalaha Dawladdu
Civil Service Institute CSI waxa uu halkan hambalyo an lasoo kobi karin u dirayaa ardayda uu u diray waxbarashada heerka labaad ee jamacada kuwaas oo shalay ka Qalinjabiyay jamacada Jigjiga University dhamaantood, Sida oo kale waxaa uu sigaara ugu hambalyeenaya Ardaygii ugu sareeyay(Honor) jaamacada oo ka mid aha ardaydii uu machadku diray, Ahmed Abdi Muse (Koshin).