The Result Based Management (RBM) is considered a key management approach whose core function is to achieve results.

#RBMTrainingGraduationCeremony
The Result Based Management (RBM) is considered a key management approach whose core function is to achieve results.
CSI has conducted 5 weeks Result Based Management (RBM) training for 37 participants (Middle Level and Upper-Lower Level Management) from 17 MDAs.
The overall objective of the training was to equip participants with skills in setting up and implementing Strategic plans, work plans, and result based monitoring evaluation systems and reporting.
The RBM training contained 5 modules namely: Result Based Management, Strategic Plan Development, Work Plan & Budget Preparation and Allocation, Monitoring & Evaluation & Report Writing. The total duration of those five modules were 25 days with 50 contact hours, 5 days a week. Each training module took 5 days with a total 10 contact hours. The program started on 10th July and ended 25th August, 2021.
THANKFULL TO ALLAH
#XafladdaQalinjabintaTababarka(RBM)
Waxaa Machadka Tababarka Shaqaaluhu wuxuu soo xidhay tababar ku saabsan Maaraynta Ku-Salaysan Natiijooyink (Result Based Management) kaasoo socday mudo 5 todobaad oo ka bilaabmaysay 10/0/2021 ilaa 25/08/2021.
Hadaba Tababarku wuxuu ka koobna 5 maado oo kala ah: Maaraynta ku Salaysan Natiijooyinka (Result Based Management), Diyaarinta Istaraatiijiyadda, Diyaarinta Qorshe Hawleedyadda iyo Miisaaniyadda, Dabagalka iyo qiimaynta iyo Hab Qoraalka Warbixinaha.
U jeedada laga lahaa tababarkan ayaa ahayd in ka qaybgalayaasha oo kamid ahaa Shaqaalaha Qaranka lagu qalabeeyo xirfadaha Dejinta iyo hirgelinta maamulka ee kuqotoma natiijooyinka, qorshayaasha istaraatiijiyadeed, qorshe hawleedyadda shaqadda iyo Miisaaniyadda, hababka qiimeynta dabagal ku salaysan natiijooyinka iyo Diyaarinta warbixinaha.
Sidoo kale, Tababarka waxaa ka qayb qaatay 37 shaqaale ah oo ka kala socday 17 Wasaaradood iyo Hay’adood.
ALLA MAHADLEH