Xarunta gobollada bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa galabta ka bilaabmay tabobar ku saabsanaa qoraalka warbixinaha (report writing) oo uu bixinayay agaasimaha xarunta gobollada bari Mudane E

Xarunta gobollada bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa galabta ka bilaabmay tabobar ku saabsanaa qoraalka warbixinaha (report writing) oo uu bixinayay agaasimaha xarunta gobollada bari Mudane Eng.sakaraiye Cabdixakiin Maxamed. Tabobarkani waxa uu socondoonaa muddo saddex cisho ah.