Xamse Mohamed Abdillahi iyo Xuseen Quule Xasan oo ka socday shirkada caymiska Takaful Insurance ayaanu ku marti qaadnay Machadka Shaqaalaha Dawladda gaar ahaan kulliyada xisaabaadka Accounting and Fin

Xamse Mohamed Abdillahi iyo Xuseen Quule Xasan oo ka socday shirkada caymiska Takaful Insurance ayaanu ku marti qaadnay Machadka Shaqaalaha Dawladda gaar ahaan kulliyada xisaabaadka Accounting and Finance) Maadama ardeydu ay qaateen kooraska maarayta khatara iyo Caymiska (Risk Management and Insurance) waxa ay la wadaageen sida caymiska Takaafulka ahi u shaqeeyo iyo waayo aragnimadooda.
Machadku waxay u mahadnaqayaa Mohamed Ibrahim oo macalinkii dhigaayey kooraska.