Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 14aad iyo sannad guuradda 20aad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda, Ardaydii igu wada sareeya kuliyadaa oo dhan oo noqdaay hormuudka sannadkan 2025 ( honer2025), Mohamed A

Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 14aad iyo sannad guuradda 20aad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda,
Ardaydii igu wada sareeya kuliyadaa oo dhan oo noqdaay hormuudka sannadkan 2025 ( honer2025),
Mohamed Abiib Mohamoud Gohe oo k tirsan kuliyada maamulka guud (Public Administration)
#csigraduate #csi2025