
Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Mustafe Ahmed iyo Kuxigeenka
Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Mustafe Ahmed iyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Abdikadir kamil, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mustafe Ahmed, Sida o kale, Agaasimaha waaxda Qorshaynta ayaa warbixin so jeediyay kaas oo ku saabsana qorshihii warbixinta labaad ee sannadka (quarter report) waaxkasta iyo waxa uqabsoomay iyo waxa u qabya ah, dhanka kale kuxigeenka waaxda tacliinta aya ka warbixiyay diyarinta qalinjabinta iyo sida ay shaqadu u qaybsantahy,Ugu danbayn,Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ayaa ku mahadnaqay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan.