Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay xarunta gobollada bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda is diwaangalinta waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelor Degree). Ardayda jecel inay is diiw

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay xarunta gobollada bari ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda is diwaangalinta waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelor Degree).
Ardayda jecel inay is diiwaan galiyaan kuna soo biiran Machadka in ay diwaangalintu ay socondoontaa muddada kooban.