Waxa uu Mac'hada ka Shaqaalaha Dawladdu saaka imtixaanaka galista jaamacada ka qaaday 900 arday Kor udhaafaysa oo u fadhiistay imtixaankaa, kuwaas oo isugujiray shaqaalaha wasaaradaha iyo hay'adaha da

Waxa uu Mac'hada ka Shaqaalaha Dawladdu saaka imtixaanaka galista jaamacada ka qaaday 900 arday Kor udhaafaysa oo u fadhiistay imtixaankaa, kuwaas oo isugujiray shaqaalaha wasaaradaha iyo hay'adaha dawladda, ciidamada iyo maxkamadaha, iyo kuwo kasocday priver sectors ka JSL.
Ugudanbayn,
Sidookale Waxa si habsami ah hada u soo dhammaaday Imtixaankii galista Jaamacada ee uu Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu ka qaadayay ardayda sannadkan 2022-2023
Mac'hadaku waxa uu u rajaynayaa ardeydaa guul iyo horumar insha allah.