waxa shalay mac'hadka shaqaalaha Dawladda ka Qabsoomay kulan Kaas oo kusaabsana

waxa shalay mac'hadka shaqaalaha Dawladda ka Qabsoomay kulan Kaas oo kusaabsana sidii ay u dhamaystiri lahaayeen loogana cawinlaha wixii ka dhiman ee looga bahanyahay; xogagna lagu siinayay Shaqaalihi Kusoobaxay Deeqda waxbarasho ee dalka ethopia.
Sidookale Agaasimaha Fulinta mac'hadka shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qalanbi iyo Agaasime kuxigenka Mudane mustafe ahmed ayaa ugu hambalyeey shaqaalaha ku guulaystay deeqda waxbarasho ee dalka ethopia waxana ku dhirigaliyeen inay ka faidaystaan fursadaa.