Waxa shalay ka bilaabmay hoolka shirarka ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda kulan gogol xaadh u ah mashruuc tababarka shaqaalaha oo ay iska kaashanayaan Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda iyo SDF.