Waxa manta oo ay taariikh du tahay 07, Feberuary, 2022, uu Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu

Waxa manta oo ay taariikh du tahay 07, Feberuary, 2022, uu Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu u qabtay kulankii muhiimka ahaa ee ku saabsanaa Jihaynta ardayda cusub(Student Oreintaion meeting) ee Heerka labaad ee Jaamacada Masters Degree Program of (MSc in Accounting and Finance). Kaas oo ah program ay Jaamacada Jigjiga iyo Mac'hadka Shaqaalaha Dawaladdu is ka kaashanayaan fulintiisa.
Kulankan ayaa ardayda lagu siinayay macluumaadyo ku saabsan shuruucda iyo nidaamka uu raacayo Master program kani inta ay ardaydu ku jiraan waxbarashada, iyo sidoo kale qaababka loola macaamalayo nidaamka labada Jaamacadood ba.
Ugu danbayn kulanka ardayda cusub waxa ku wehelinayay Maanulka iyo madaxda laba Istitution ba oo kala ahaa
1. Mustafe Ahemd Deputy Excutive Director of CSI
2. Mohamed Hassan CSI Acdemic Director
3. Dr. Omer Fro JJU Dean of Fuculty of Business and Economics
4. And CSI Communication team
Alla Mahadleh