Waxa manta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ka bilaabmay Tababar ku saabsan (Academic Program Accreditation Processes Training), kaasoo uu bixinayay

Waxa manta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ka bilaabmay Tababar ku saabsan (Academic Program Accreditation Processes Training), kaasoo uu bixinayay Prof. Gomel Wiredu oo ka socda GIMPA.
Hadaba tababarkan waxa qaadanayay oo ka faa'idaysanayay qaar ka mid ah Maamulka iyo Shaqaalaha Mac'hadaka Shaqaalaha Dawladda.
Sidoo kale, Tababarkani waxa uu ka midyahay Maashaariicdii loogu talagaly in awoodaha adeeg-bixineed ee Mac'hadaka kor loogu qaado.
Ugudanbayn, Tababarkan ayaa ka mid ahaa tababarro isku xidh-xidhnaa oo wadasocday, gaarahaan tababarkan ah (Program accereditation Training) ka ayaa ku xidhnaa tababarkii ka horeeyay ee ahaa (Curriculum Development Training). ay qadanayeen dadki so qatay Tababarkii hore ahaa Curriculum Development Training.
Alla Mahad leh