Waxa manta dhamaystay dufaacashadii buuga cilmibaadhista qalinjabinta ahna difcadii koobaad ee Master ka baxda Disaster Risk Management and Sustainable Development (DRM & SD) kaas oo ay iska ka

Waxa manta dhamaystay dufaacashadii buuga cilmibaadhista qalinjabinta ahna difcadii koobaad ee Master ka baxda Disaster Risk Management and Sustainable Development (DRM & SD) kaas oo ay iska kashadeen Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu iyo jigjiga university kuwaas oo ka koobna 17 arday.