Waxa maanta hoolka shirarka ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ka dhacday xilwareejinta Madaxa cusub ee Hubinta Tayada (Quality Assurance Head) ee Mac'hadka Mudane Cabdiraxmaan Ibraahin Axmed iyo Madaxi

Waxa maanta hoolka shirarka ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ka dhacday xilwareejinta Madaxa cusub ee Hubinta Tayada (Quality Assurance Head) ee Mac'hadka Mudane Cabdiraxmaan Ibraahin Axmed iyo Madaxii hore ee Xafiiska Hubinta Tayada Eng. Sakariye Cabdixakiin Maxamed oo loo magacaabay agaasime xigeenka Waaxda Qorshaynta iyo Harumarinta ee Mac'hadka