Waxa maanta bilaabmay xog-ururinta qiimayn lagu samaynayo tabbaradii Mac'hadka Shaqaalaha dawladda ka fulay ee ay iska kaashanayeen GIMPA. Waxa xog-ururintaa samaynaya koox ka socota Ghana Institute o

Waxa maanta bilaabmay xog-ururinta qiimayn lagu samaynayo tabbaradii Mac'hadka Shaqaalaha dawladda ka fulay ee ay iska kaashanayeen GIMPA. Waxa xog-ururintaa samaynaya koox ka socota Ghana Institute of Management and Public Adminitration(GIMPA), iyaga oo la kulmaya madaxda Wasaaradaha kala duwan ee shaqaalahoodu qaatay tababarradii dhacay.