waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa Technical report writing ) waxana qaadanayay oo logutala galay agaasime waaxeedyo ka kala socda afar iyo toban wasaaradood iyo ha

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa Technical report writing ) waxana qaadanayay oo logutala galay agaasime waaxeedyo ka kala socda afar iyo toban wasaaradood iyo hayadood. Muddada uu soconayaa waa afar cisho.
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Dr Emmanuel Abokyi oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA),