waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (ICT upper level )

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (ICT upper level ) waxana qaadanayay oo logutala galay madax qaybeedyo ka kala socda laba iyo toban wasaaradoodiyo hayadood. Muddada uu soconayaa waa afar cisho.
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Dr Odonkor oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA),