Wasiirka Madaxtooyada Mudane khadar Xussen Cabdi (Ciidanka iyagoo difaacii Dalka inoo haya hadana wax baranayey bogaadin ayey mudan yihiin) Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 14aad iyo sannad guuradda 20

Wasiirka Madaxtooyada Mudane khadar Xussen Cabdi
(Ciidanka iyagoo difaacii Dalka inoo haya hadana wax baranayey bogaadin ayey mudan yihiin)
Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 14aad iyo sannad guuradda 20aad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda,
#csigraduate #csi2025