Wargelin Ku Socoto Ardayda Cusub

Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda wuxuu ku war-gelinayaa dhamaan ardeyda cusub in uu jiro kulan ka dhici doona isla mac-hadka shaqaalaha.

Arbaca: 04/11/2020

Goorta: 06:30pm

Fadlan ilaali wakhtiga