Waraysi gaara oo uu bixiyay Agaasimaha fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qolombi Kaas uu ka war-bixiyey hawlaha uu Mac'hadku qabto iyo kaalinta uu Qaranka ugu jiro, Waxbarashad

Waraysi gaara oo uu bixiyay Agaasimaha fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qolombi Kaas uu ka war-bixiyey hawlaha uu Mac'hadku qabto iyo kaalinta uu Qaranka ugu jiro, Waxbarashada uu siyo Shaqaalaha Dawladda iyo guud ahaan waxqabaddada muhiimka ah ee Mac'hadka
Sidoo kale waxa uu Agaasimuhu kaga hadlay waraysigaa, kaalinta uu Mac'hadku ka galay qiimayntii ay sameeyeen guddida taclinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland