Waaxda waxbarashada (Academic Department) ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ayaa xalay soo qabanqaabisay Tababar ku saabsanaa habka qorista Buuga qalinjabinta ee waxbarashada jamacadda Heerka koobaad

Waaxda waxbarashada (Academic Department) ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ayaa xalay soo qabanqaabisay Tababar ku saabsanaa habka qorista Buuga qalinjabinta ee waxbarashada jamacadda Heerka koobaad (Undergarduate Students).
Ujeedad tababarkan loo qabtay ayaa ahay sidii uu Mac'hadku u sii wadilahaa una joogtayn lahaa tayada waxbarashada ee ardeyda.
Ugu danbayn Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu u mahad celinayaa dhammaan ardeydii, Macalimiintii iyo Maamulka soo qabanqaabiyay tababarkan muhiimadda wayn ugu fadhiyay Mac'hadka.