Waaxda maamulka shaqalaha ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu
Waaxda maamulka shaqalaha ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu Jihayn usameeyay Shaqaalaha cusub ee Mac'hadka Kaas oo kusaabsanaa aasaaskii ilaa hada halka uu taaganyahay iyo heerarkii kala duwanaa, iyo guulihii uu gaadhay intii uu jiray Mac'hadku.
Sidoo kale Agaasimaha Fulinta Mac'hadka mudane; Cumar Qalonbi o furitaankii tababarka kasoo qaybgalay ayaa ku dhirigaliyay shaqaalaha cusub in ay iyaguna doorkoda ugu muhiimsan ka qaataan horumarinta Mac'hadka intooda ku aadan.
Ugudanbayn, waxaa kulankan ka qayb ahaa Waaxda sharciga ee Hay'ada Shaqaalaha Dawladda oo uu joogay agaasimaha Waaxda sharciyada ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda.
Related Post
Read More
Feb 21, 2023
Waxa xalay ka qabsomay Baraar hotel ee magalada hargaysaa marti qaad casho shara...
Read More
Feb 21, 2023
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (procureme...
Read More
Feb 20, 2023
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka kasii socda Barnaamaj muhiim u ah Shaqaalh...
Read More
Feb 21, 2023
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa ( office a...
Read More
Feb 20, 2023
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (monitorin...
Read More
Feb 20, 2023
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (PUBLIC FI...
Read More
Feb 21, 2023
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka sii socda tababbar ku saabsanaa (occupatio...
Read More
Feb 20, 2023
Hogaanka iyo Maamulka Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horreeyo Agaasimaha F...