Waaxda maamulka shaqalaha ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu Jihayn usameeyay Shaqaalaha cusub ee Mac'hadka

Waaxda maamulka shaqalaha ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu Jihayn usameeyay Shaqaalaha cusub ee Mac'hadka Kaas oo kusaabsan aasaski ila hada halku taaganyahay herarkii kala duwana iyo guulihi uu gaadhay intu jiray Mac'hadku waxaana Laguna dhirigaliyay iyaguna doorkoda muhiimka leh kaqaatan horumarinta Mac'hadka intooda ku aadan
Sidokale waxa kala qayb qatay Waaxda sharciga ee Hay'ada Shaqaalaha Dawladda uu ka qayb ahaa agasimaha Waaxda oo u jediyay sharciyada Shaqaalaha