Waaxda maamulka shaqalaha ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu Jihayn usameeyay Shaqaalaha cusub ee Mac'hadka Kaas oo kusaabsanaa aasaaskii ilaa hada halka uu taaganyahay iyo heerarkii kala duwanaa, iyo guulihii uu gaadhay intii uu jiray Mac'hadku.
Sidoo kale Agaasimaha Fulinta Mac'hadka mudane; Cumar Qalonbi o furitaankii tababarka kasoo qaybgalay ayaa ku dhirigaliyay shaqaalaha cusub in ay iyaguna doorkoda ugu muhiimsan ka qaataan horumarinta Mac'hadka intooda ku aadan.
Ugudanbayn, waxaa kulankan ka qayb ahaa Waaxda sharciga ee Hay'ada Shaqaalaha Dawladda oo uu joogay agaasimaha Waaxda sharciyada ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda.