Teachers Orientation
The Civil Service Institute has held an important meeting for the teachers of the institute. The discussion focused on how to accelerate the institute's work and how to maintain the quality of education of the institute and produce government employees who contribute to the development of national activities.
The meeting was attended by all the institute management, including the Executive Director of the institute, Mr. Omer Eid Qalonbi.
Finally, they agreed on how to strengthen the coordination of the institute and the teachers and improve the quality of education and maintain the rules and regulations of the institute.
Thank to Allh
Mac’hadka Shaqaalha Dawladda ayaa kulan muhiim ah u qabtay macalimiinta mac’hada ka wax ka dhiga. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo dar-dar galinlahaa hawlaha shaqo ee ay mac’hadka u qaabilsanyihiin, iyo sidii loo ilaalinlahaa tayada waxbarshada mac’hadka loona soo saari lahaa shaqaale dawladdeed oo ka qayb qaata kobcinta hawlaha qaranka.
Kulankan waxa ka soo qaybgalay dhammaan maamulka mac’hadka oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta Mac’hadka mudane Omer Eid Qalonbi.
Ugudanbayn, waxa hal kaa la iskula qaatay sidii loo xoojinlahaa iskuduubnida maamulka mac’hadka iyo macalimiinta iyo sidii kor loogu sii qaadilahaa tayada waxbarashada iyo ilaalinta nidaamka iyo shuruucda mac’hadaka u yaala
Alla Mahadleh