Tacsi…. Machadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha fulinta machadka iyo Shaqaala waynaha machadku waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyska,qaraabada iyo qarankaba geerida ku tim

Tacsi….
Machadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha fulinta machadka iyo Shaqaala waynaha machadku waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyska,qaraabada iyo qarankaba geerida ku timid qoraa/abwaan/macalin Saciid Maxamuud Gahayr uu kabaxay samir iyo iimaan sadiqa inagasiiyo dhamaantenba.