Tacsi…….. Dhamaan shaqaala waynaha machadka oo uu ugu horeeeyo agaasimaha fulintu ee machadka waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay adeero Hassan Farah Mohamed o

Tacsi……..
Dhamaan shaqaala waynaha machadka oo uu ugu horeeeyo agaasimaha fulintu ee machadka waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay adeero Hassan Farah Mohamed oo ay ugu horeyaan ila farah mohamed iyo nimco xussen farah samir iyo iimaan Saadiqana kasıiyo alle ugu deeqo Janooyinkiisa sare.