Tababaro loo soo xidhay 50 ka mid ah shaqaalaha Dawladda Gobolka Togdheer oo isugu jira Isuduweyaal iyo Madax-waaxeedyo. Tababarda oo socday muddo shan maallmood ah ayaa kala ahaa Qorshaynta iyo Maamu

Tababaro loo soo xidhay 50 ka mid ah shaqaalaha Dawladda Gobolka Togdheer oo isugu jira Isuduweyaal iyo Madax-waaxeedyo. Tababarda oo socday muddo shan maallmood ah ayaa kala ahaa Qorshaynta iyo Maamulka Mashaariicda iyo Hab-maamulka Xafiisyada. Waxaana xidhitaanka ka qaybgalay Agaasimaha Machadka Xarunta Burco iyo Xooghayaha Gobolka Togdheer.