
tababarkii loogu talagaly ardayda cusub ee sannadkan 2021/2022
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu caawa si rasmi ah u qabtay tababarkii loogu talagaly ardayda cusub ee sannadkan 2021/2022 kaas oo ku saabsanaa jihaynta ardayda cusub (Freshman Students Oreintation), tababarkan ayaa waxa uu ka qabsoomay hoolka Shaqaalaha Dawladda.Halkaas oo maamulka iyo hawlwadeenada Mac'hadku ay u faah-faahiyeen dhammaan shuruucda iyo hab-raacyada ardayga looga baahanyahay mudada uu Mac'hadka wax kabaranayo.
Ugudanbayn, waxa ay ardaydu si sahlan u fahmeen dhammaan ujeedooyinkii, hab-raacyadii iyo shuruucdii lagu barayay caawa madashan.
ALLAA MAHAD LEH
-
V42A0018View -
V42A0009View -
V42A0023View -
V42A0025View -
V42A0029View -
V42A0033View -
V42A0034View -
V42A0035View -
V42A0036View -
V42A0057View -
V42A0058View -
V42A0059View -
V42A0061View -
V42A0062View -
V42A0070View -
V42A0076View -
V42A0099View -
V42A0104View -
V42A0105View -
V42A0107View -
V42A0131View -
V42A0133View -
V42A0134View -
V42A0135View -
V42A0136View -
V42A0137View -
V42A0150View -
V42A0152View -
V42A0176View -
V42A0179View -
V42A0189View -
V42A0190View -
V42A0191View -
V42A0193View -
V42A0194View -
V42A0195View -
V42A0203View -
V42A0204View -
V42A0217View -
V42A0219View -
V42A0221View -
V42A0234View
