Maamulka sare ee Machadka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute CSI) oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Guud ee Machadka Mudane Mahamoud Saed Adaad iyo madaxda kale ee Machadka ayaa Machadka kusoo d
Maamulka sare ee Machadka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute CSI) oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Guud ee Machadka Mudane Mahamoud Saed Adaad iyo madaxda kale ee Machadka ayaa Machadka kusoo dhaweeyey masuuliyiinta sare ee guddida tacliinta sare ee Somaliland (Somaliland Higher Education Commission) oo uu hogaaminayo Commissionaire Shamsudiin. Kulanka oo ahaa Xog uruurin ay samaynayeen masuuliyinta ka socday gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa ku soo dhamaaday isfaham iyo guul.